Tag-arkiv: National anthem

Songs from my mother’s childhood

1. “Goorma ladnaanayee?” – Independence Day song

Goorma ladnaanayee?, lihdankii (When were we freed? In the 60s)
Lugooyadii nadeysayee? 26 June (When did we get peace? 26 June)
Goorma lulannayee? Lihdii saac (When did we flag? 6 o’clock)
Kowdi Juli, laboo a midowday. (1 July, the two were united)

2. ”Guulwadow Siyaad” – praise song for Siad Barre

Guulwadow Siyaad (Siyad, the victory-bearer)
Aabihii garashada (The father of knowledge)
Geyga yagoow (And our land)
Hantiwadaagu waabkaa barwaaqo noo horseedayee (Socialism is the right way to live)
Bulhanka ka baxaya (The joy of the crowd shoots into the air)
Dhulkaa bidhaamayaa (and shines brigthly)
Dhawaaqa isu baaqayaa (the news of an new era spreads like the wind)
Barbaartiyo shaqaalohoo isbiirsadoo (The workers and the youth must stand together)
Barbartaagan, darandoori…(ready to obey your demand)

3. ”Soomaaliyeey toosoo” – national anthem from 1947

Soomaaliyeey toosoo (Somalis wake up)
Toosoo isku tiirsada yey (Wake up and support each other)
Hadba kiina taagdaranee (Support your country)
Taageera waligiiney (Support them forever)